Wafti sare Oo kusoo fool leh Kismaayo

15-ilaa 17-ka bishan waxaa kismaayo kusoo fool leh wafti sare oo ka socda beesha caalamka.

Xog hordhaca lagama hayo ujeedka socdaalka waftiga beesha caalamka ee Kismaayo kusoo fool leh.

Dhanka kale Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu Kenya kawadaa dadaal diblomaasi oo xoog badan,kaasoo xogaha aan ka helayno ay sheegayaan in uu ku dhow yahay in laga gaaro natiijo fiican.

Sidoo kale bishan aakhrikeeda waxaa jira warar sheegaya in uu Muqdisho tagi doono Madaxweyne Axmed Madoobe.