Video:-Daawo Khudbadii Madaxweyne Deni Ee madasha Gudiga Doorashada

Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ka qeybgalay Xafladda Daah-furka Qorshe-hawleedka Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC), wuxuu sheegay Madaxweynuhu in magacaabista Guddigan xilli hore iyo daah-furka qorshe-hawleedkooda ay ka turjumeyso sida ay dowladda uga go’antahay hirgelinta doorasho hal qof iyo hal cod ah oo ka dhacda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka