Video:-Jeesoow”Dadka yaan been loo sheegin dalkan doorasho qof iyo cod ah kama dhici kartee?

Qorshaha Farmaajo ee sheegaya in doorasho qof iyo cod ah dalka laga qabto waxaa xataa ka hor yimid Xildhibaanadii xukuumada la jaalka ahaa ee 3-sano lasoo dhaafay ay udeegayay danaha madaxda sare.

Kani Waa Jeesoow oo ka mid ahaa Xildhibaanadii sida cad u taageeri jiray danaha Madaxtooyada oo hada si adag udiidan in doorasho qof iyo cod ah ay dalka ka dhacdo,waxuuna sababaynaa sababta aysan uba hirgali karin,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka