Maxay tahay Ujeedada waftiga Beesha caalamka ka socda Ee Kismaayo ku wajahan?

Beri waxaa Kismaayo kasoo dagaya wafti sare oo ka socda beesha caalamka.

Waftigaas waxuu ka kooban yahay 14-Xubnood oo Safiira ah,waxaana hogaaminaya James Swan Wakiilka Qaramada midoobey ee Somaliya.

Arimaha ay kala hadli doonaan madaxda Jubaland,waxaa ka mid ah….

B.Arimaha doorashada 2020/21,

T.La dagaalanka Alshabaab,

J.Dhamaystirka Dastuurka qabyada.

X.Sidii loo abuuri lahaa jawi isfahan oo dhexmara Dowladda dhexe iyo Dawladaha Xubnaha ka ah.

Sidoo kale waftigan beesha caalamka ka socda ee beri laga sugayo Kismaayo,waxay mari doonaan guud ahaan dalka.