Video:-Axmed Madoobe”Waa la dhaafay wakhtigii anaa iri ay shaqayn jirtay”

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed islaam,ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib saocdaal qaatay in mudo ah oo uu ku gaaray dalka Kenya.

Axmed Madoobe oo markii uu soo laabtay garoonak diyaaradha kula hadlay saxaafada,ayaa kawaramay socdaalkiisii iyo waxa uu daranaa.

Sidoo kale waxuu Madaxweyne Axmed Madoobe xaqiijiyay in waftiyo muhiim ah oo beesha caalamka ka socda ay imaan doonaan Kismaayo maalmaha nagu soo aadan.

Axmed Madoobe waxuu dhaliil xoog leh usoo jeediyay Dowlada Dhexe oo uu ku tilmaamay mdi baalmaraysa dastuurka dalka uyaal,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka