Madaxweyne Mustafe Oo dib ugu soo laabtay Jigjiga

Dib,ayuu Jigjiga ugu soo laabtay Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Cagjar,ayaa Jabuti uga qaybgalay kulan fikrado iswaydaarsi ku saabsanaa oo ay soo abaabulay Machadka cilmi baarista Heritage Muqdisho.

Safar dhanka dhulka ah,ayuu ku yimid Madaxweyne Cagjar Magaalada Jigjiga.