Shiikh Shaakir Oo soo gudbiyay qaybtiisii Xildhibaanada Galmudug

Liiska xildhibaanada uu soo gudbiyay madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan,ayaa waxa ay ka kooban yihiin 20-xubnood .

Xildhibaanadan waxay qyab ka yihiin kuwa guud ee maamulka cusub ee Galmudug loo dhisayo,kuwaasoo gaaraya 89-Xildhibaan.

Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Ahlu-Sunna Waljamaaca (ASWJ) ayaa horey ugu heshiiyay awood qaybsi.

Halkan ka akhriso