Video:-Puntland Oo kor uqaadaysa tayada Garsoorka

Guddiga sare ee garsoorka Puntland ayaa magaalada Garoowe imtixaan uga furay 44-qof oo u tartamaya jagooyin kala ah xeer ilaalin iyo garsoor.

13-qof ayaa la doonayaa iney kasoo baxaan 44-qof ee imtixaanka u fariistay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka