Video:-Gardafuu Oo dhaqaale xoog leh loo ururshay

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa ka qeygbalay kulan loogu qareemayay Gobolka Gardafuu oo ay saameyn ku yeesheen roobabkii dhowaan ka da’ay Puntland. Kulanka oo loogu gurmanayey Gobolka Gardafuu ayaa lagu ururiyey in ka badan $260,000,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka