Video:-Muxuu ka yiri Madaxweyne Deni nidaamka 4.5?

Madaxweyne Saciid Deni,ayaa ku eedeeyay xubno ka tirsan Baarlamaanka ay u ololeylayaan in 4.5 laga dhigo xeer, waxaana uu xusay in maalmaha soo socda ay go’aanka Puntland ee ku aadan arrintaas uu caddaan doono.

Dhinaca kale waxaa uu xusay in uu socdo qorshe xubno ka soo jeeda Deegaanada Puntland ay doonayaan in kuraastooda Baarlamaanka la geeyo Muqdisho, si looga doorto, waxaa uu xusay in aanay Puntland aqbali doonin maqaar-saar sida uu hadalka u dhigay,hoos ka daawo muuqalka.

Halkan ka daawo muuqaalka