Video:-Booliska Puntland Oo fariimo udiray shacabka

Afhayeenka Ciidanka Booliska Puntland Cabdiwaaxid Cabdille Warsame oo la hadlay warbaahinta dowladda Puntland,ayaa soo saaray fariimo ku aadan Shilalka baabuurta, bixinta Canshuurta, joojinta Danbiyada iyo dhalinyarada sameeya falalka aan wanaagsanayn,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka