Video:-Ciidamada Dowlada Fadaraalka Oo ku dagaalamay Muqdisho

Warar dheeraad ah,ayaa kasoo baxaya dagaal maanta ka dhacay Xaafadda Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.

Dagaalka,ayaa saacado qaatay, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac, waxa uuna u dhexeeyaa Ciidamo ka wada tirsan dawladda Soomaaliya balse u hubaysnaa qaab beeleed,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka