Tuhunka Qaraxii Ex-Control Afgooye Oo Turkiga galay

Saxaafada Turkiga,ayaa waxyar kadib markuu dhacay Qaraxa Ex-Control Afgooye soo daabacday in Amiirka Imaaraadku ka danbeeyo.

Goobta Qaraxu ka dhacay ee Ex-Control oo ah meel ay sirdoonka Turkidu ka adeegtaan iyo ku dhawaaqista gurmadka deg-deg ah ee Edogan waxay dhalisay tuhun xoog badan.

Dhan walba oo laga eego xaaladan waxay muujinaysaa Somaliya in ay bartanka ugashay jawi cusub iyo hardan sirdoono caalamiya.

Jibril Qoobey.