Video:-Faahfaahin dhismaha cusub Ee Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

Wajiga koowaad”

1-Banaynta dhulka Garoonka

2-Silig ku wareejinta dhulka Garoonka

3-Ka qodid labo ceel biyood iyo bilyo gelintooda

4-Dhismaha laba taawar.

Wajiga koobada waxaa fulinaysa shirkad Wadaniya oo laga leeyhaya Gobolka

Wajiga labaad”

1-Dhismaha dhabaha dayuuraduhu ku ordaan,

2-Terminalka

3- Hangarada

Wajiga labaad waxaa toos ufulinaysa Shirkad laga leeyahay Dalka Shiinaha oo lagu magacaabo CCECC.

Si rasmi ah,ayaa loo dhagax dhigay dhismaha Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ee cusub.

Islaan Bashiir,Wasiiro ka tirsan Xukuumada,maamulka Gobolka,siyaasiyiin hore iyo qaybaha bulshada Gobolka,ayaa wada dhagax dhigay.

Talaabo lasoo dhaweeyay,isla markaana meesha ka saartay wax walba oo la filayay in ay caqabad ku tahay dhismaha Garoonka ayay ahayd dhagax dhigan.

Halkan ka daawo muuqaalka