Video:-Shirka ka hortagida Nafaqadarida Oo Garowe ka furmay

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey shirka la dagaalanka Nafaqo darrida Puntland, Shirkan oo saddex biloodle ah ujeedkiisu waa sidii wadajir loola la dagaalami lahaa Nafaqo daridda, waxaana ku kulma dhammaan Wasaaraddaha Dowladda ee arrintan khuseyso iyo HayƔddaha kala shaqeeya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka