Video:-Caasho Geelle oo gaartay Maraykanka

Casho sharaf kooban ayay xubno ka mid ah jaaliyada Somalida ee Minisota usameeyeen Marwo Caasho Geelle Diiriye.

Caasho Geelle oo maalmo ka hor gaartay dalka Maraykanka,ayaa qorshuhu yahay in ay si guud ula hadasho jaaliyada loona qabto kulan balaaran oo soo dhaweyn ah.

Caasho,ayaa ka mid ah haldoorka Puntland,sidoo kalena maqaam sare ku dhex leh Umada Somaliyed guud ahaanteed,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka