Video:Gudoomiye Jibriil Oo Mashaariic ka dhagaxdhigay Badhan

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Dawladda Puntland Ayaa Mashaariic Horumarineed ka Dhagaxdhigay Magaalada Hadaaftimo waxa uuna dhanka kale Booqday Xeryaha Ciidamada Difaaca Puntland ee Gobolka Sanaag ,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka