Video:-Maxaa looga xaajooday shirka golaha Wasiirada Puntland?

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacayo, Qorshaha horumarinta 5-sano ee Puntland, Shirka dib-u-eegista Waxbarashada ee sannadlaha ah iyo Diyaargarowga Xuska 8-da Janaayo oo ku beegan sanad guuradii kowaad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka