Video:-Iran Oo ka baxday heshiiskii Niyukleerka

Iran waxay shaacisay in ay ka baxday heshiiskii xakamaynta Hubka Niyuukleerka ee ay kula jirtay Quwadaha Lixda ah,kadib dilkii Jeneral Sulaymaan Qaasimi.

Halkan ka daawo muuqaalka