Golaha Degaanka Degmada Diinsoor oo la shaaciyay (Akhriso)

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed ayaa shaacisay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Diinsoor ee gobolka Bay, liiska oo ka kooban 21 xubnood ayaa isugu jira 10 dumar ah iyo 11 rag ah.