Muxuu ka yiri Trump Gantaalada Iran?

Donald Trump waxuu sheegay in xaaladda ay wanaagsan tahay, saldhigyo Mareykanka uu leeyahayna lagu weeraray gudaha dalka Ciraaq, qiimeynna ay ku sameynayaan sida ay wax u dhaceen, dibna ay kasoo sheegi doonaan.

Warkan,ayuu ju shaacitay bartiisa uu ku leeyahay Twitter-ka