Video:-Juxaa Oo ka digay sharciga Batroolka

Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa ka digey dhaqan-galka sharciga Batroolka ee ay ansixiyeen golaha aqalka sare ee dowladda federaalka Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka