Puntland oo si adag uga hor-timid Shirciga Batroolka ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka (War-saxaafadeed)

Dowladda Puntland ayaa war-saxaafadeed at soo saartay si cad u qaadacday Hindise-Sharciyeedka Shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen golayaasha Dowladda Federaalka ah, waxaana ay sheegtay inaan lagala tashan xeerkan oo ah masiiri ah.

Halkaan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Madaxtooyada Dowladda Puntland.