Video:-Muuqaal muujinaya Diyaaradii Ukrain Oo Gantaal haleelay

Muuqaal muujinaya diyaaraddii Ukrain oo uu haleelay Gantaal,waxaana faafiyey warbaahinta Mareykanka.

Dowladda Iran wey beenisay in diyaaradda uu ku dhacay Gantaal,sidoo kalena ciidamadeedu aysan ridin wax Gantaal ah.

Iran waxay codsatay in baaritaanka Burburka diyaarada lagala qaybgalo,waxayna ku casuntay Kanada iyo Wadamo kale oo dhawr ah.

Dowladaha reer Galbeedka,ayaa qaba in diyaarada uu ku dhacay Gantaal ay rideen Ciidamada Iran,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka