Muuse Suudi “Farmaajo qabiil kuma diidani”+VIDEO

Senator Muuse Suudi Yalaxow, oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uusan u mucaaradsaneyn Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo qabiil ahaan, balse uu diidan yahay qaabka uu Dalka u maamulayo.