Video:-Kulankii Biixi iyo mucaaradka oo lagu kala kacay

Kulan maanta ku dhexmaray Madaxtooyada Somaliland Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka iyo Madaxweynaha ayaa lagu guuleysan waayay in lagu dhameeyo murankii siyaasadeed ee u dhexeeyey labada dhinac.

Mucaaridka ayaa madaxweynaha ku ku eedeeyey inuu diiday inuu kala diro gudidda doorashooyinka ee Cusub,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka