Xaaf oo soo saaray Jadwal Doorasho

Madaxweyne Xaaf oo dhawaan magacaabay Gudi doorasho oo kasoo horjeeda kan Dowlada,ayaa soo saaray Jadwal doorasho.

Jadwalkaan,ayaa ah mid ka duwan kii ay soo saareen Guddiga farsamada ay Dowladda Villa Somaliya magacawday.

Waxay umuuqataa in Galmudug ay yeelan doonto laba Madaxweyne oo kala fariisan doona Dhuusamareeb iyo Koonfurta Gaalkacyo.

Halkan ka akhriso Gudiga Xaaf soo saaray:-