Madaxweyne Xaaf oo kala diray Golihii degaanka K/Gaalkacyo (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxa uuna kala diray Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo isaga oona si ku kumeel gaar ah u magacaabay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku-xigeen cusub iyo gole deegaan.