Muxuu yahay Farqiga u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo CC Warsame ? (VIDEO)

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa bartiisa Facebook ku shaaciyay muuqaal uu ku sheegay inuu yahay sababta ka dambeysa beegsiga ay ku heyso Dowladda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.