Liiska Xildhibaanada cusub ee Galmudug oo looga dhawaaqay Gaalkacyo (Akhriso)

Gudiga doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray liiska Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.