Sidee Ciidanka Puntland u fashiliyeen caawa Qaraxyada Boosaaso ? (VIDEO)

G/Sare Xuseen Cali Maxamuud, Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa ka warbixiyay qalabka Ciidanka PSF-ta iyo Booliska Dowladda Puntland u fashilmayeen qaraxyadii lagu diyaariyay Guri ku yaalla aaga Masjidu Rashiid ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.