Video:-Sanbalooshe. ”Farmaajo dhiibistii Qalbidhagax ha qirto raaligalina haka bixiyo”

”Cafis buuxda,ayaan waydiisanayaa Qalbidhagax iyo ONLF waana qiranayaa qaybta aan ku lahaa dhiibistiisii”.Sanbalooshe,ayaa sidaa yiri.

‘Dowlada waxaan leeyahay qirta in uu danbi ahaa dhiibistii Qalbidhagax oo raali galin siiya isaga iyo ONLF kana saara liiska argagixisada Xamarna ku casuma”,ayuu markale yiri Sanbalooshe.

”Farmaajo ha qaato masuuliyada dhiibista Qalbidhagax,maadaama uu ahaa Madaxii ugu sareeyay Xukuumada dhiibtay oo aan qaybta ka ahaa markaas” waxaa yiri Sanbalooshe oo umuuqda Nin ana Runta ka gabanayn.

”Somali waxaan usheegayaa Farmaajo Ninkaad moodeen mahan ee waad ku khaldanteen”.ayuu Sanbalooshe kusoo gabagabeeyay hadalkiisii.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka