Axmed Karaash: Hormarka waxbarashada Puntland waxaa sababay doorasho (VIDEO)

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland “Hormarka Waxbarashada Puntland waxaa sabab u ah doorasho weyn oo loo galo qofka hoggaaminaya Wasaaradda”