Wasiir C/llaahi “Guri walba oo ku yaal Puntland waxaa geynaynaa Waxbarasho tayo leh” (VIDEO)

Wasiirka Waxbarashada Puntland C/llaahi Maxamed Xasan “Waxaa rajeynaynaa sanadaha soo socda in guri walba iyo geed walba oo ku yaalla degaanada Puntland aan gaarsiino Waxbarasho tayo leh”