Wasiirka Waxbarashada Galmudug: Puntland waa dariskayaga oo dhaqan (VIDEO)

Wasiirka Waxbarashada Galmudug Axmed Deeq Maxamed “Marka dariskaagu dhaqan yahay, waxay ka fiican tahay marka dariskaagu abaar yahay, Waxbarashada Puntland waxay joogtaa heer ku dayasho mudan”.