Hoggaanka Beesha Habar-gidir oo amray in la joojiyo Doorashada Galmudug (Akhriso)

War-murtiyeed kasoo baxay Golaha Hoggaanka Beesha Habar-gidir, ayaa amray in looga codsaday Dowladda Federaalka iyo Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Galmudug in la joojiyo dhismaha iyo Doorashada Galmudug ee ka socota Magaalada Dhuusa-mareeb, maadama ay hareeyeen Khilaafyo xooggan, aysana muuqan in Maamul wax ku ool ah uu ka dhismayo haatan Dhuusa-mareeb.

Halkaan Hoose ka Akhriso War-murtiyeedka kasoo baxay Golaha Hoggaanka Beesha Habar-gidir.