Madaxweyne Xaaf oo ku baaqay in la joojiyo howlaha Doorashada Galmudug ee ka socota Dhuusa-mareeb (Akhriso)

War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa loogu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlu-sunna in gabi ahaanba la joojiyo howlaha ka socda Magaalada Dhuusamareeb.