Sidee Madaxweynaha Puntland loogu soo dhaweeyay Nairobi ? (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyey magaaladda Nairobi.