Guddomiyaasha Labada Aqal ee BFS oo la kulmay xubno kamid ah BC & AMISOM (Sawirro)

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatey Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga, xubno kamid ah Beesha iyo Saraakiil kamid ah AMISOM.

Kulakan ayaa waxaa loogu hadley Doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 iyo xoojinta wadashaqynta labada dhinac.