Dowlada Jabuuti oo markii ugu horaysay ka hadashay xariga ay marinayso xeebta berbera (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Dowladda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale, oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook, ayuu kaga hadlay xariga Internet-ka (Fiber Optic), ee la marinayo xeebaha Magaalada Berbera ee Maamulka Somaliland, kaas oo dood badan ka dhex abuuray Degaanada Somaliland.