Prof. Xasan Sheekh “Waa in la saxaa khaladaadkii horey looga galay Somaliland” (VIDEO)

Professor. Xasan Sheekh oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay caqabaha hor-taagan Wada-hadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, isagoona ugu baaqay Dowladda Soomaaliya in la saxo khaladaadkii horey looga galay Somaliland, si loo helo Wada-hadal dhab ah.