Maxaa ka jira inuu khalaaf u Dhexeeyo Somaliland Iyo Jabuuti ? (VIDEO)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Kaahin, ayaa beeniyay inuu jiro khilaaf u dhexeeya Maamulka Somaliland iyo Dowladda Jabuuti.