Axmed Karaash oo hor-istaagay qorshihii Agaasimaha HSJ Koofi

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxuu hor istaagay isbadal lagu sameeyay Agaasinka hay’ada socdaalka qaybteeda Puntland.

Xilka qaadista iyo magacaabista waxaa sameeyay Agaasimaha guud ee hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha Somaliya Koofi,waxaana ufasaxay Madaxweyne Deni.

Balse sida aan xogta ku helay Karaash waxba lagama ogaysiin arinkaas,waxuuna ku baraarugay isbadalka oo dhacay xili isagu kusime Madaxweyne dalka ka yahay.

Sida wax udhaceen waxay bahdil ku tahay Dowladnimada Puntland.

Yax-yaxa dhacayna waxaa iska leh masuuliyadiisa Madaxweyne Deni.

Jibril Qoobey.