Cabdi Ismaaciil Samatar oo si adag uga hadlay Hab-dhaqanka Wasiir Goodax (VIDEO)

Professor Cabdi Ismaaciil Samatar, oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed, ayaa si adag uga hadlay Hab-dhaqanka Wasiirka Waxbarashada Dowladda Federaalka C/llaahi Goodax Barre, isagoona ku tilmaamay ruux dhaqan liita, oo aan u qalmin hoggaaminta Waxbarashada Dalka.