Caaqil Abdulahi Raabi “Ina Farmaajo wuxuu qabiil-qabiil u kala saaray Reer Gedo” (VIDEO)

Caaqil Abdulahi Raabi, oo kamid ah Waxgaradka Soomaalida Mareykanka oo ka hadlayay xaflad soo dhaweyn ah oo loogu qabtay Minnesota Aadan Barre Ducaale, ayaa si adag u dhaliilay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.