Video:-Faysal Cali waraabe oo si adag ugu jawaabay Khayre

“Xasan Cali Khayre Lacagta Dhalinyarada Lagu Maal Galinayo Ma Isagaa Leh”Faysal Cali Waraabe,ayaa yiri sidaas.

Faysal waxuu ka jawaab celinayay hadal kasoo yeeray Khayre oo uu ku sheegay in dhalinyaro kasoo jeeda Gobolada Somaliland ay qayb ka yihiin mashruuca maalgalinta Dhalinyarada ee USAID ay maalgalisay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka