Sh. Shaakir “Waad ku mahadsan tihiin sidaad ii doorateen , laamaha amnigu heegan ha galaan” (VIDEO)

Doorasho maanta ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb, ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Ahlu-sunna waxa ay madaxweyne u doorteen Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Halkaan hoose ka daawo khudbadii uu jeediyay Doorashadiisa kaddib, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.