VIDEO: Shacabka Doolow oo ka dalbaday DFS inay meel ku sheegto Wasiir Janan

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada Doolow ayaa DFS ka dalbaday in ay cadayso xaaladda uu ku suganyahay Wasiirka amniga Jubbaland