Ceelal biyoodyo cusub oo laga hir-galinayo Degaanada Puntland (VIDEO)

Maareeyaha Guud ee wakaalada horumarinta biyaha puntland Maxamed Cabdulqaadir Maxamed ayaa faahfaahin ka bixiyey mashruuc lagu qodayo 6 ceel biyood, oo laga hirgalinayo 6 gobal oo kamid ah Puntland.

Mashruuca lagu qodayo 6-da ceel ee maantay la daahfuray ayaa kamid ah 20 ceelbiyood oo 2020-2021 laga qodayo Puntland.