Banaan-baxyo lagu soo dhaweynayo Wasiir Janan oo ka socda Gedo (VIDEO)

Banaan-baxayo waa weyan oo lagu taageerayo inu dib xuraydiis u helo Wasiirka Amnig Jubaland Cabdirashiid Xasan Cali-nuur (Janan), ayaa maanta ka dhacay inta badan degaanada Gobolka Gedo.

Shacabka Degmada Doolow ayaa maanta dhigay banaan-baxyo balaaran oo ay kusoo dhaweynayaan Wasiir Janan, waxaana ay sheegeen inuu yahay bud-dhigaha Nabadda iyo Xasiloonida Gobalka Gedo.